Su'alahan Waa in aad ka jawaabtaa ?

  1. Boggaan waxaa cinwaan u ah ha taaban waadna taabatey Sabab ii sheeg ?
    Maxaa kuugu dhib badan markii netka aad isticmaaleeyso oo aadan joojin karin ?
    Imisa saac baad maalintii isticmaash internetka ?
    Ma is ticmashaa Paltalk ? Ma joojin La dahay ?
    Goormaad Paltalk iska dhaafi doontaa ? ( hadii aad isticmaashid )
    Jawaabaha halkaan ku soo dir Riix

    Dr Maow: Aniga paltalk waan isticmaalaa hadana ma soo galo Sideen ku joojiyey ?