http://maow.weebly.com/
Top paltalk Chat Rooms Live By Dr Maow
Ogeysiis: Lama Soodalban karo: 1. Qolalka Gabdha aay quraanka ku bartaan 2. Qolalka Baashaalka 3. Qolalka Suufiyiinta ! (Allaaha naga dhigo dad is caawiya Aamiin ) Bilaash buu kuu yahay hadii aad u qaadaneeyso webkaada uma baahnid amar ! Dhamaad >
Waxaadqeeybtaan kala socon doontaa paltalk adigoonba qol galin ama magacshidanin si live ah waxaan ugu tala galay in aan banaanka kala socdopaltalk marka cidkasto oo saan faaiido u aragto ha igala socoto halkaanhada waxaad toos u maqleeysaa qolalkaan hoos ku qoran balse waa in aad unmute ka dhigta si codka aad u maqasho weliba qoraalka qolka live baadu arkeeysaa balse wax kama qori kartid halkaan mana ka hadli kartid  waxa uu u wanaagsan yahay dadka kala socda cashiro hadii uusan qofka rabin in qoraal privatka loogu soo qoro kuu fududeeyey ee adoon magacaba soo shidan meeshaada kala soco meel kastood ku sugantahay (librery, xafiis xaafad,iskool iyo meel kasto oo aadan awood u helikarin in aan paltalk soo dajiso  hadii uu kumashquuliyana waa howl aad adiga masuul katahay aniga taas masuul kama ihi:-D waxaa sidaan kuugu soo diyaariyey waa paltalk user Dr maow <- Riix si aad iila kulanto :-D
Somali Islamic s Ahlusnah Waljamacah Center  
Qolka Islamic Musaabaqat Wal Muxadarat Center
Qolka jesus is Not The Son Of God
Qolka XifdinTa Quranka Iyo Tartan Center
Qolka Somali Islamic Dacwah Center
Qolka Xusida Magaca Allaah Iyo Nabiga S.C.W
xusida Browse or search for free chat rooms - Paltalk